Ninka muslimiinta Norway weerar ku qaaday
Warar ka imaanaya magaalada Oslo ee dalka Norway waxay sheegayaa in Maxkamad maanta la soo taagay ninkii weerarka ku qaaday masjidka muslimiinta ee Norway.
Ninkan oo 21 jir ah luguna magacaabo Philip Manshaus ayaa maalintii sabtida isagoo qoryo ku hubeeysan galay masjidka Al Nour Islamic Center, kaas oo isku dayay in gumaad ka geesto, balse dadkii masjdka ku cibaadeeysanayay ayaa ka hortagy ninkaas oo gacantana ku dhigay una dhiibay booliska markii dambe.

Philip Manshaus is the man who attacked the Muslims in Oslo
News from Oslo, Norway, reports that the man who attacked a Muslim mosque in Norway has been charged in court today.
The 21-year-old man, identified as Philip Manshaus, entered the Al Nour Islamic Center mosque on Saturday armed with a gun and attempted to commit a massacre, but worshippers in the mosque stopped him and took him into custody, who later handed him over to police.
Prime Minister Erna Solberg, who visited the Somali mosque in Baerum earlier in the day, said her government guarantees security in places of worship and that everyone has the right to practice their religion in safety. She also said she was sorry for the horrific attack.
