Baarlamaanka Jubaland iyo amin arts
Baarlamaanka Jubaland oo sawir yaab badan laga sameeyay.
amin arts wuxuu sawiray xildhibaannada oo dhan baakad ku
wada jira Axmed Madbooe ah.
taasoo laga wado dhamaan inay isaga raacsan yihiin.
waa sawir runtii meel dheer wax ka shiishay.
amin arts si daran ayuu u saaran yahay maalmahan Axmed Madoobe.
Hadiyadda Axmed Madoobe ay Kenya siisay
Members of Parliament in Kismayo In the grip of Ahmed Madobe