Axmed Madoobe iyo Kenya maxaa ka dhexeeya
Axmed Madoobe iyo amin arts mar kale doorashada Kismaayo ka dhici rabto.
Sawirka amin arts waxaa laga fahmayaa inuu Axmed Madoobe Kenya u daba dhilif u yahay.

Amin arts oo u arko dowladda dhexe inay tahay mid daacad u ah shacabka soomaaliyeed, maamulgoboleedyada inay yihiin caqabada hortaagan dowladda dhexe inay amaanka dalka wax ka qabato, sidaas awgeed wuxuu aad usoo sawiraa dadka dowladda kasoo horjeeda.
Xiriirka Axmed Madoobe iyo Al-shabaab by amin arts
What secret affairs are between Ahmed Madobe and Kenya government
Ahmed Madobe and Amin Arts want to hold another election in Kismayo.
From the picture of Amin Arts, it is understood that Ahmed Madobe is a traitor to Kenya.
Amin Arts sees the central government as loyal to the Somali people, and the regional administrations as an obstacle to the central government from taking action to ensure the security of the country, therefore he draws a lot of attention from people who oppose the government.
