Qofka dhintey sawirkiisa mala heysan karaa

Qofka dhintey sawirkiisa mala heysan karaa

Qofka dhintey sawirkiisa mala heysan karaa Su’aasha: Asc dhamman walaalaha daruur waan idiin salaamey salaan ka dib waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo suaal kusaabsan sawirka qofka dhintey hadii aan sikale udhigo qofka dintey sawirkiisa in la heysto oo gallery kuugu jiro ama Facebook laso dhigo diinta maxay ka qabtaa ma wax wanaagsn baa mase waa […]

Xaaskayga aya ku riyootay anoo xajka jooga oo xajiyay

Xaaskayga aya ku riyootay anoo xajka jooga oo xajiyay

Su’aasha: Asc wr, wll xaaskayga aya ku riyootay anoo xajka jooga oo xajiyay ,riyadaan maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada xajka waxay tilmaamaysaa qofka inuu Alle u dhowaan doono, sidoo kale inuu darajo heli doono waa riyo fiican, xajka wuxuu kaloo tilmaamaa wanaag iyo samafal iyo camal suuban.

Fadliga xajka uu leeyahay

Fadliga xajka uu leeyahay

Fadliga xajka uu leeyahay Xajka wuxuu ka mid yahay arkaanta islaamka , qofka wuxuu ku waajibaa lacagta leh oo awoodo inuu aado xajka.   wuxuu yiri Alle: {الْحَجُّ أَشْهُرٌ معْلُومَاتٌ فَمَنْ فَرَضَ فِيهِنَّ الْحَجَّ فَلَا رَفَثَ وَلَا فُسُوقَ وَلَا جِدَالَ فِي الْحَجِّ وَمَا تَفْعَلُوا مِنْ خَيْرٍ يَعْلَمْهُ اللَّهُ وَتَزَوَّدُوا فَإِنَّ خَيْرَ الزَّادِ التَّقْوَى وَاتَّقُونِ يَاأُولِي […]

Sawiro xajka 60 sano kahor

Pictures of Mecca in Hajj sixty years ago

Sawiro xajka 60 sano kahor Sawiradan waxaa laga joogaa lixdan sano kahor waxaa la qaaday khontomeeyada. eeg siday ahayd kacbada iyo qaabka ay u xajinayeen dadkii hore. sawirada waxaa ka muuqda waxyaalo badan waxaa aad u yaab badan shirkadda Coca Cola oo dhagaxtuurka mino tabeello xayaysiis ah loogu oggolaaday. sidoo kale waxaad arkaysaa dad xujaay […]