Sawirka ugu xushmadda badan Soomaali sanadka 1440-ka

Sawirkan caadi ma aha waa sawir aad u qiime badan.

ninkan wuxuu ku mutaysanayaa sawirkan amaan ballaaran.

sidan ayaa laga rabaa qoys kaste soomaaliyeed inay ahaadaan.

soomaalida waa dad Ilaahay ku mannaystay diinta islaamka.

blank
Sawirka ugu xushmadda badan Soomaali

waana dadka ugu xijaabka fiican dunida muslinka aan maanta joogno.

dawlado badan carab ah ayaa ka masayra dhaqanka dumarka soomaaliyeed iyo xijaabkooda.

sawirkan aad u jeeddaan wuxuu noqday sawirka ugu qurux badan ciidda adxada sannadkan.

 

This is not an ordinary picture, it is a very valuable picture.
This man deserves a lot of praise for this picture.
This is what every Somali family is expected to be like.
Somalis are a people who have been blessed by God with the religion of Islam.
They are the best hijab-wearing people in the Muslim world we live in today.
Many Arab countries envy the culture of Somali women and their hijab.
This picture you are looking at has become the most beautiful picture of Eid al-Fitr this year.

Leave a Reply