Darajada imtaxaanka iskuulka maxaa lagu fasiraa
Riyada:
Waxaan kuriyooday anoo imtixaankii iskuulka keenay 325 keenay kawaran oo madhacaya

Fasirka:
haddii aad tahay arday imtaxaan sugaya waxaa laga yaabaa riayada inay tahay mid nafta ku sheekeynasanaso, illeen qofka wuu ku riyoodaa waxa naftiisa ku jiro.
haddii aadan ahayn qof adrady imtaxaan sugaya, riyada waxaa lagu fasiri karaa inaad gudbayso arrimo kusoo foodsaaray, waxayna ku xiran tahay darajada meesha ku qoran, illeen waa astaan haddii ay tahay darajo lagu baasi karo waad ku guulaysanaysaa waxa aad faraha kula jirto, haddii ay tahay darajo lagu dhacayo kuma guulaysanaysid.
If you are a student waiting for an exam, the dream may be a reflection of your soul, because a person dreams about what is inside his soul.
If you are not a student waiting for an exam, the dream can be interpreted as you are overcoming the challenges you face, and it depends on the grade written there, because it is a symbol that if it is a grade that can be passed, you will succeed in what you have in your hands, if it is a grade that you will fail, you will not succeed.
