Albaabada khayrka sahlan oo xadiiska lagu sheegay

Waxaa jira waddooyin badan loo mari karo khayrka iyo ajirka, diinta islaamka waa diin aad u sahlan, qofka muslinka siyaabo badan ayuu ku heli karaa wanaag iyo camal suuban iyo ajir. Xadiiskan kaliya haddaad ku dhaqanto wax badan ayaad helaysaa oo ajir ah: Waxaa jira albaabo badan oo khayrku leeyahay nabiga SCW ayaa noo […]
Calaamadaha khaatumada fiican

Khaatumada waxaa laga wadaa qofka noloshiisa qaabka ay u dhamaanayso ama gabagabbada nolosha. Qof kaste ma heli karo khaatumo suuban waxaa kaliya helaya qofkii Ilaahay siiyo. Laakin waxaa jira astaamo oo qofka ku helo karo khaatumo wanaagsan. Waxaa ka mid ah arrimaha khaatumada wanaagsan sabab u noqon kara ikhlaaska iyo camalka suuban inuu qofka daa’imo […]
