Rwanda oo Smart phones soo saarayso Madaxweynaha wadanka RWANDA Paul Kagame ayaa maanta caasimadda Kigali ka furay warshadii ugu horaysay ee samaynasa Talefanada Mobilka “Smart Phones” oo lagu sameeyay Afrika. Engineerada iyo khubarada Software samaynaya ayaa u wada dhashay dalkiisa. Dhowr bilood ka hor ayaa Ruwanda hawada sare u dirtay Dayax gacmeed ay leeyihiin ayaga […]
Rwanda oo Smart phones soo saarayso
