Categories
News

MD Farmaajo oo biyaha Baladweyne jiiraya

MD Farmaajo oo biyaha Baladweyne jiiraya Madaxweynaha xukuumadda federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqday magaalada baladweyne. Sawirkan waxaa ka muuqada madaxweynaha oo biyaha dhex jiiraya. Fatahaadda wabiga jubba oo dhibaato weyn u geystay magaalada baladwyene. dad badan ayaa guryahooda kasoo barakacay biyaha aad ayay usoo bateen malmaha dambe. Dad badan ayaa ku eedeynayay dowladda inay […]

Categories
Sawirada

Barwaaqada dalka soomaaliya ka jirta sawiro

Barwaaqada dalka soomaaliya ka jirta sawiro Barwaaqo badan ayaa Ilaahay siiyay soomaalida laakin dadka badankooda ma oga. dalka maanta dhibaato badan ayaa ka jirta taasna waxaa sabab u ah dadka oo aan garanaynin dhabta nolosha. sawiradan waa beeraha shabeelaha hoose gaar ahaan Afgooye iyo agagaaraheeda. waxaad arkaysaa gallayda oo soo baxday iyo quruxda beeraha Afgooye. […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts oo sawiray Deni oo aasi raba Puntland

Amin arts oo sawiray Deni oo aasi raba Puntland Amin arts iyo Deni mar kale. wuxuu soo sawiray Amin arts Deni oo aasi raba dastuurka Puntland oo dhan. Waxaa meesha ka muuqata inuu fulinayo dano kale oo aan dn ugu jirin maamulka Puntland. Amin arts maalmahaan wuxuu saaran Yahay Saciid Deni wuxuu ka sameeyay sawiro […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Naxariista Rusuulka (SCW) oo lasoo koobay

Naxariista Rusuulka (SCW) oo lasoo koobay Rasuulka Ilaahay Nabi Muxamed – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee – oo kale masoo marin adduunka, waa naiga lagu khatimay anbiyada nabi kalena ma imaanayo oo isaga ka dambeeyo. Nabiga wuxuu ahaa midka ugu raxaariis badan uguna dhaqan fiican inta Ilaahay uumay. Ilaahay wuxuu soo saaray rasuulkiisa Muxamed […]

Categories
News

Muuqaal Video muujinaya doonta ku gaddoontay Baladweyne

Muuqaal Video muujinaya doonta ku gaddoontay Baladweyne Waxaa laga duubay dadka ku geeriyooday doonta ku gaddoontay biyaha daadadka magaalada Baladweyne. Waxaa la sheegay dad gaaraya siddeed qofood inay ku dhinteen waxaa ka mid ahaa dadkaas Dahabo Xasan iyo Deeqo Axmed Waxaa la sheegay dadkaas meesha ku geeriyoodeen waxay gurmad u fudinayeen dadka daadadka dhibka kasoo […]

Categories
News

Dahabo Xasan iyo Deeqo Axmed sidey doonta ula gaddoontay

Dahabo Xasan iyo Deeqo Axmed sidey doonta ula gaddoontay Warar ka imaanaya Baladweyne ayaa sheegaya in doon ku gaddoontay biyaha daadadka magaalada Baladweyne. Waxaa la sheegay dad gaaraya siddeed qofood inay ku dhinteen waxaa ka mid ahaa dadkaas Dahabo Xasan iyo Deeqo Axmed Waxaa la sheegay dadkaas meesha ku geeriyoodeen waxay gurmad u fudinayeen dadka […]

Categories
News Sawirada

Sawiro cusub biyaha Baladweyne

Magaalada Baladweyne ilaa iyo hadda waxaa ka jira fatahaad badan oo aan lasoo koobi karin. Dowladda Soomaali wax bay ka qaban la’dahay, taas oo ay keenayso in dowladda inaysan tabar u haynin maamulka dalka ay sheeganayso waayo madaxda badankooda meesha uma imaanin inay dad wax u qabtaan ee waxay usoo galeen siyaasada inay lacag iyo […]