Amin arts oo sawiray Deni oo aasi raba Puntland

Amin arts iyo Deni mar kale.
wuxuu soo sawiray Amin arts Deni oo aasi raba dastuurka Puntland oo dhan.
Waxaa meesha ka muuqata inuu fulinayo dano kale oo aan dn ugu jirin maamulka Puntland.

Deni iyo Puntland iyo amin arts
Deni iyo Puntland iyo amin arts

Amin arts maalmahaan wuxuu saaran Yahay Saciid Deni wuxuu ka sameeyay sawiro badan oo ka mid yahay sawirkan:

Amin arts oo sawiray Deni oo aasi raba Puntland

Amin arts and Deni again.
he drew Amin arts Deni who wants to bury the entire Puntland constitution.
It is clear that he is pursuing other interests that are not in the interest of the Puntland administration.
Amin arts is currently on Said Deni and he has made many drawings, including this one:

Leave a Reply