MD Farmaajo oo biyaha Baladweyne jiiraya
Madaxweynaha xukuumadda federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqday magaalada baladweyne.
Sawirkan waxaa ka muuqada madaxweynaha oo biyaha dhex jiiraya.

Fatahaadda wabiga jubba oo dhibaato weyn u geystay magaalada baladwyene.
dad badan ayaa guryahooda kasoo barakacay biyaha aad ayay usoo bateen malmaha dambe.
Dad badan ayaa ku eedeynayay dowladda inay tahay mid dhagaha ka fureysanayso.
dad badan mucaarad ah ayaa dowladda eedo badan usoo jeediyay biyaha baladweyne adrtood.
The President of the Federal Government, Mohamed Abdullahi Farmajo, visited the city of Beledweyne.
This photo shows the president wading through the water.
The flooding of the Juba River has caused great damage to the city of Beledweyne.
Many people have been displaced from their homes as the water has risen sharply in recent days.
Many people have accused the government of being indifferent.
Many opposition figures have leveled many accusations against the government over the Beledweyne water.
