Muuqaal Video muujinaya doonta ku gaddoontay Baladweyne

Waxaa laga duubay dadka ku geeriyooday doonta ku gaddoontay biyaha daadadka magaalada Baladweyne.

Muuqaal Video muujinaya doonta ku gaddoontay Baladweyne
Muuqaal Video muujinaya doonta ku gaddoontay Baladweyne

Waxaa la sheegay dad gaaraya siddeed qofood inay ku dhinteen
waxaa ka mid ahaa dadkaas Dahabo Xasan iyo Deeqo Axmed
Waxaa la sheegay dadkaas meesha ku geeriyoodeen waxay gurmad u fudinayeen dadka daadadka dhibka kasoo gaaray.
Halkan ka daawo muuqaalka Video.

Dahabo Xasan iyo Deeqo Axmed sidey doonta ula gaddoontay

Video shows boat capsizing in Beledweyne

A video has been released showing the deaths of people who were killed in a boat capsizing in the floodwaters of the town of Beledweyne.
Eight people were reported to have died
including Dahabo Hassan and Deeqo Ahmed
It is reported that the people who died were providing aid to people affected by the floods.
Watch the video here.

Leave a Reply