Su’aasha: Gabar aya jirta oo aderkayga dhalay oo la rabo in lay guuriyo waxan maqlay gabar adeerkaaga dhalay ma fiicna inaad guursato ilmaha aad dhalaysaan jirooyin ayay familka ka dhexlayaan waxaan rabi lahaa inad iga jaahil bixisaan guurka gabdhaha ina adeerka ah . Jawaabta: Diin ahaan waa xalaal in la guursado gabar uu dhalay adreerkaaga […]
