Gaariga cusub ee Turkey lagu sameeyay
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa xariga ka jaray gaarigii ugu horeeyay ee lagu sameeyay wadanka Turkiga oo ku shaqeeya korontada isagoo gacantiisa ku kaxeeyay, waxaana Erdogan uu sheegay in 60 sano oo riyo ah u xaqiiqowday maanta inuu dalkiisa horumar ka gaaro Tiknolojiyada casriga ah.

Turkiga ayaa sidoo kale qorsheyaya in sanad walba uu soo saaro 175,000 oo gawaari Koronto ku shaqeeysa ah,waxaana Erdogan uu xusay iney ku kaceyso $3.7 Billion 13-ka sano ee ugu horeysa.
sida la og yahay Turkiga waxay ahayd dowlo aad u liidato marka laga burburiyay dowladda cusmaaniyada. laakin marka Edogan yimid isbaddal weyn ayaa ka dhacay tirkiga.
Turkey oo si fiican u qaabishay Guuleed wiilka diyaaradda sameeyay
The new car made in Turkey
Turkish President Recep Tayyip Erdogan has unveiled the first electric car made in Turkey, driving it himself, and Erdogan said that a 60-year dream has come true today for his country to make progress in modern technologies.
Turkey also plans to produce 175,000 electric cars every year, and Erdogan said that it will cost $3.7 billion in the first 13 years.
As is known, Turkey was a very weak state when it was destroyed by the Ottoman Empire. But when Erdogan came to power, a big change took place in Turkey.
