Categories
Bulsho Society

Dadka aan la aamini karin halkan ka baro

Dadka aan la aamini karin halkan ka baro Qofka isbadbaddalaya lama aamini karo marba weji la soo baxaya Qofka dadka ceebeeya oo aan sir qarin karin lama aamini karo Qofka wanaagga loo qabtay oo dafiraya lama aamini karo Qofka dadka niyadda ka jabiya isagana lama aamini karo Qofka kuu iimanaya waqtiga uu firaaqada uu yahay […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo

Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo Su’aasha: Waxaan idinka rabaa inaad igula talisaan daawada dabiiciga ugu fiican hargabka iyo qfaca iyo sanka oo wada xiran. Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo liin malab sanjabiil Jawaabta: Hargabka ama qabowga waxaa sababa fayras xilli gaar ah u badan sida waqtiyada qabowga laakin waxaa jiro daawooyin dabiici ah […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada seexashada isbitaalka

Su’aasha: Asc walal waxan ku riiyooday anaa xanuunsan oo isbitaal la i geeyay kadib dhaqtarka marka uu ii baaray meesha uu dawa ii qoeri laha wuxuu isoo qoray 3 suuraat oo quranka ku taalo. kuwaas waxay kalaa yihiin 1. Suuratul Fatixa 2. Suratul Kaaf 3. Suurtaul Majadale (Qasimacala ) waan fahmi wayay riyaadas ma geeri […]

Categories
Bulsho Society News

Saxafi Carbeed oo Soomaali u damqaday

Saxafi Carbeed oo Soomaali u damqaday Saxafi carbeed oo lagu magacaabo Samiir Alnamri ayaa hadal kulul u jeediyay dalalka carabta markuu dhacay qaraxa Ex-control, wuxuu ku qoray bartiisa Twitter hadalkan: Tarjamda waa sidan: Turkey waa dowladda keliya oo soo dirtay diyaarad oo sidda dhakhaatiir iyo qalabka caafimaadka oo daawooyin la socda sidii loo daaweyn lahaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada isbitaalka iyo dhakhtarka

Fasirka riyada isbitaalka iyo dhakhtarka Riyada: Asc walal Waan idiin salaamay marka hore salaan kadib Xaaskeyga waxay ku riiyootay ayada xanuunsan isbitaal loo qaaday marka Dhaqtarka loo geeyay wuxuu dhahay waxad aqrisata 3 Suuradaha oo quraanka ku taalo kuwas oo kala ah. 1. Suratul Fatixa 2. Suratul Mujadala 3. Suratul Kaaf Fasiirka Riyada macna nooce […]

Categories
Fatwada

Xaaskayga ma ii siigeyn kartaa

Xaaskayga ma ii siigeyn kartaa Su’aasha: Walalyal waxan raba inaan su’aal idin weydiiyo oo ah xaaskayga ma ii siigeyn kartaa ma xaaran mise waa xalaal, taasoo aan ka wado gacanta xaaskayga hadaan ku biya baxo ma siigo baa mise waa raaxo istiin xalaal ah. Jawaabta: Culimada oo dhan way isku waafaqsan yihiin xaaskaaga inay gacanteeda […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa Su’aasha: Wan idin salamay SCW waxan ahay nin 32 jir ah waxan isku arkay marka an xaaskayga u galmoonaya inuu guska iga damayo asoo gudaha cambarka ku jira  waagii hore sidaas ma ahayn ilaa aan ka biyabaxo wuu ii taagnaan jiray, marka arinkaas maxaa la dhihi karaa.   teeda kale […]