Saxafi Carbeed oo Soomaali u damqaday

Saxafi carbeed oo lagu magacaabo Samiir Alnamri ayaa hadal kulul u jeediyay dalalka carabta markuu dhacay qaraxa Ex-control, wuxuu ku qoray bartiisa Twitter hadalkan:
Tarjamda waa sidan:
Turkey waa dowladda keliya oo soo dirtay diyaarad oo sidda dhakhaatiir iyo qalabka caafimaadka oo daawooyin la socda sidii loo daaweyn lahaa dadka ku dhaawacmay qaraxa argagixisada ee loola beegsaday shalay dad rayid ah magaalamadaxda Muqdisho, waa dowladda kaliya dadka dhaawacmay u qaadday sidii loogu soo daaweyn lahaa isbitaalladeeda.
Halkey ka taagan yihiin dowladaha carabta Soomaaliya?
Sow ma aha Soomaali dowlad carbeed?
Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho
An Arab journalist named Samir Alnamri made a heated statement to the Arab countries after the Ex-control explosion, writing on his Twitter account:
The translation is as follows:
Turkey is the only government that sent a plane carrying doctors and medical equipment with medicines to treat the injured in the terrorist explosion that targeted civilians yesterday in the capital, Mogadishu. It is the only government that took the injured to its hospitals for treatment.
Where do Arab governments stand on Somalia?
Isn’t Somalia an Arab state?
