Qof baa afka igaga kaajay riyadaas waa maxay

Qof baa afka igaga kaajay riyadaas waa maxay Riyada: Asc wllo. Waxan ku riyooday. Naag fanaanad caana ah oo aan dareemayay in ehel-nimo ama wax lamida naga dhaxeeyan ayaa suuqa kusoo xanuusatay, waxa lasocotay oo garabka haysay Gabadh xaas ah oo aan aqaano, waxay galisay guri dhakhtar ah oo u muuqda guriga ay dagan tahay. […]
Riyada marwo isbitaal loo wado oo la baarayo

Riyada marwo isbitaal loo wado oo la baarayo Riyada: Asc sheikh riyada iifasir waxan ahay marwo ubad dhalin waxaan kuriyoody anigoo isbitaal la igeenayo oo hoyady iwado drs baaritaano badan imarsiinayso oo dawo laiiqorayo mxawayo riyadas Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto ubad Haddii xanuun jiro inaad ka raysan doonto Waxaana sabab u noqonayso […]
Riyada cusbitaal aad wayn iyo dad badan la caawinayo

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHEXJOOGA CUSBITAAL AAD U WAYN OO BALAADHAN AAD U BUUQA DADBADANI YAALAAN ANOO SI AAN XAALADOODA U OGAADO MAQSIN MAQSIN BUKAANADA OO BUUXA U WARAYSANAYA XAALADOODA QAYBTA DUMARKA OO AAD U BUUXDAY AAN BUKAANADA DADKA […]
Waxan ku riyodey anigo joogo dhaqtar

Waxan ku riyodey anigo joogo dhaqtar Su’aasha: Asc wll wad mahadsantihin waxan ku riyodey anigo joogo dhaqtar xata aabo joogo isagu wuxu ku jirey saf nin computer WADA dul tagnayen Se anigu hablo la socdey mid waxay sidatey Waraaq marka dectorka ugee lagu lahaa wan isaso racney dectorka magaciisa ugu yedhaysey inanta kle ta warqad […]
Riyada anoo dayr wayn dhexjooga oon dhakhtar wayn ku dhexyaalo ahay

Su’aasha: Asc waadku mahadsan tihiin sida fiican dagdag badan eed noogu soo jawaabaysaan ilaahay ha idin xafido Asc waxaan ku riyooday aniga oo jooga dayr aad u wayn oo uu ku dhexyaalo cusbitaal aad wayn aadna u qurux badan guri kaloo Wayna dayrkuu dhex yaalay intaba anaa lahaa ana aan ahay dhakhtar wayn oon aad […]
Riyada qofka rugcaafimaad furanaya

Su’aasha: asc waxaan ku riyooday anoo dhakhtar wayn furtay oo dad ku Daawaynaya guri wayn oo wada quraarada oo aad loo nadiifiyay oo wada cadaana ilaa marmarka hablo ayaana masaxayay anoo aad u faraxsan anuu dhakhtar baan ahay lkn hada ma shaqeeyo mahadsanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamysaa inaad heli doonto mustaqabl wanaagsan oo la xiriira […]
Riyada awoowaha oo istbitaal loo wado

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riyooday Awoowgey 4 sano ka hore dhintay anoo isbitaal u wada asaga oo xanuunsan. Maxay noqon karta marka fasiirkeeda qof dhintay oo isbitaal loo wada. Jawaabta: Riyada awoowaha oo jirran waa riyo tilmaamaysa in dhibaato ay kugu soo socoto iyo walwal, waxay tilmaamaysaa wax xun inuu ku qabsan doono, […]
