Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa
Su’aasha:
Wan idin salamay SCW waxan ahay nin 32 jir ah waxan isku arkay marka an xaaskayga u galmoonaya inuu guska iga damayo asoo gudaha cambarka ku jira waagii hore sidaas ma ahayn ilaa aan ka biyabaxo wuu ii taagnaan jiray, marka arinkaas maxaa la dhihi karaa.
teeda kale hadan kaniniga Viagra aan cuno dhib ma ii keenaya? mala heli karaa wax dabici ah oo guska adkeyn kara? fadlan jawaab degdeg i siiya.

Jawaabta:
Marka hore xubinta taranka ama geedka inuu ninka ka damo asoo galmo ku jira sababo badan ayaa keenaya.
qaar waxay u noqonayaan sababo nafsi ah, ninka oo galmada bilaabay asoon diyaar u ahayn ama asoo wax kale ku mashquulsan ama arrin ka murgaya, ama ninka oo u galmoonaya naag uu neceb yahay oo dadnta ku kaliftay inuu qabo, waxaa kaloo keeni kara ninka oo naagta muddo badan qabay oo la qabsaday naagtaas qaabkeeda hadduu naag kale guursado kacsi daran ayuu dareemayaa, ama haddii uu baddalo naagtiisa qaabka uu gu tagi jiray ama meesha uu ugu tagi jiray sheekada haddii hal meel ay tahay ama hal qaab xoogaa waa laga caajisaa, galmada jiifka iyo galmada fadhiga galmada istaaga galmada qolka ama badka iyo jikada dhamaan waxay wada leeyihiin qaabab oo ninka iyo naagta u keeni kara raaxo cusub.
teeda kale kaniiniga caanka ku ah awoodda kacsiga oo loo yaqaano Viagra waxaa looga digaa raga ka yar 40 sano,
Guud ahaan dhibaatooyin badan ayuu u keenayaa wadnaha, sidoo kale madax xanuun ayuu leeyahay xataa qofka mudo adeegsada wuxuu waynayaa kacsiga xubinta taranka dabiiciga ah, ma ka kacsanayo asoon kaniiniga qaadanin, markuu galmada dhameeyo wuxuu noqonayaa qof tacbaan ah sidoo kale dhaqdhaqaaqa wadnaha ayaa sii kordhaya, raga qaar indhaha ayay ku beeleen kaniiniga fiyaagaraha, dumarka waxay ku ciqaabaan raga inay Viagra siiyaan marka ma fiicna daawada noocaas ah.
waxa ugu fiican oo dabiiciga ah waa cuntada nafaqada leh sida kalluunka iyo qudaarta furuudka dhamaan cuntada badda lagasoo saaro, sidoo kale sportska jira sida dabaasha oo kale.
geedka loo yaqaano ginseng waxaa lagu tiriyaa inuu yahay fiyaagraha dabiiciga ah oo aad u xoojiya xubinta taranka raga siiba marka malab saafi lagu daro oo subax kaste la qaato, haween badan ayaa la sheegay inay ragooda usoo iibiyaan wadama laga helo.
Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka
First, the genitals or the penis can be removed from the man during sex for many reasons.
Some of them are psychological, the man who initiated sex is not ready or is busy with something else or is upset about something, or the man is having sex with a woman he hates and people forced him to marry, it can also be caused by a man who has been with the woman for a long time and has become accustomed to that woman’s style. If he marries another woman, he feels a strong arousal, or if he changes the way he used to go to his wife or the place where he used to go to the story. If it is in one place or one way, he is a bit bored, sex in bed and sex sitting, sex standing, sex in the room or in the bathroom and in the kitchen all have ways that can bring new pleasure to the man and the woman.
On the other hand, the famous erectile dysfunction pill known as Viagra is warned against for men under 40 years of age,
In general, it causes many problems for the heart, and it also causes headaches, even if the person who uses it for a long time has a natural erection, he does not get an erection without taking the pill, when he finishes sex, he becomes a nervous person and his heart rate increases, some men have lost their eyes after taking Viagra pills, women punish men for giving Viagra, so this kind of medicine is not good.
The best natural thing is nutritious food such as fish and vegetables, all seafood, as well as sports such as swimming.
The plant known as ginseng is considered a natural Viagra that greatly strengthens the male genitals, especially when added to pure honey and taken every morning, many women are said to sell it to their husbands in countries where it is found.
