Categories
Talooyinka Consultation

Naagta been ii sheegayso maxaan ku garan karaa

Naagta been ii sheegayso maxaan ku garan karaa Su’aasha: Waxan raba inaad iga jawabtan su’asha oo ah naag ayan shukaansaday marka waan ka shakiyay inay been ii sheegayso gabar an qaraabo nahay ayaa igu tiri gabadhan beenta ayay xariif ku tahay marka anigana aad baan u jeclaaday maxaad igu talinaysaan oo aan kula dhaqamayaa nagtaas […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa

Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa Su’aasha: Nin dukaan leh ayaan u shaqaynayaa waxaa dhacday in aan dhow jeer  kala baxay maqalka lacag isagana ima oga mana i fahmi karo waayo lacagta anaa xisaabiyo marka dambi inaan galay ayaan dareemay waxaan ka baqayaa inaan u sheego lacag inaan kala baxay, haddaan u sheego […]

Categories
Talooyinka Consultation

Nin ayaa guur la qarinayo iga dalbaday

Nin ayaa guur la qarinayo iga dalbaday Su’aasha: waxan ahay gabar jaamacad dhigata waxaa isoo doontay nin ku nool yurub laakin wuxuu leeyahay xaas wuxuu rabaa  guur  oo aan loo sheegin xaaskiisa guurka inuu noqdo guur qudbasireed ah marka ninka wuxuu rabaa inaan soomaali iska joogo oo aanan meel kale aadin maxaan sameeyaa ila taliya. […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Xadiiska dadka muslinka jacayl ku dhex abuuraya

Xadiiska dadka muslinka jacayl ku dhex abuuraya   Xadiiskan wuxuu ka mid yahay axaadiista aadka ugu saameyn badan xagga bulshada iyo in dadka wax loo taro, haddii dadka ay ku dhaqmi lahaayeen xadiiskan lama arkeen labo qof is neceb, wuxuu yiri rasuulka (SCW): (أَحَبُّ النَّاسِ إِلَى اللَّهِ أَنْفَعَهُمْ لِلنَّاسِ ، وَأَحَبُّ الْأَعْمَالِ إِلَى اللَّهِ سُرُورٍ […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Islaamka iyo himada sare

Islaamka iyo himada sare Himada sare waxay ka mid tahay waxyaalaha diinta islaamka ay ku boorrisay dadka, qof inuu meel sare ka fikiro, dadkana wax u qabto intuu aduunka joogo. wuxuu leeyahay rasuuulka (SCW): (فَإِذَا سَأَلْتُمُ اللَّهَ فَسَلُوهُ الفِرْدَوْسَ ؛ فَإِنَّهُ أَوْسَطُ الجَنَّةِ ، وَأَعْلَى الجَنَّةِ ، وَفَوْقَهُ عَرْشُ الرَّحْمَنِ ، وَمِنْهُ تَفَجَّرُ أَنْهَارُ الجَنَّةِ) […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Islaamka iyo tartanka dhabta ah oo guusha lagu gaaro

Islaamka iyo tartanka dhabta ah oo guusha lagu gaaro Diinta islaamka waa diin ku boorrisa dadka inay wanaag ku tartamaan oo ay dadka kale wax u taraan, waa diin bulshada si fiican u dhista oo ku wajahda waxa khayrka ugu jiro. Waxa ugu fiican waxa lagu tartamo waa khayrka iyo wanaagga, umadda marka ay wanaag […]

Categories
News Sawirada

Masjid layska dhex arko sawiro

Masjid layska dhex arko sawiro Masjidka shareerka ah oo layska dhex arko wuxuu ka samaysan yahay macdan iyo dhalo iyo fiilooyin, waxaa ka dhex muuqda dadka ku jira. waxaa sameeyay masjidkan nin sacuudi ah oo lagu magacaabo Ajlan Gharem waxaana lagu soo bandhigay dalka Canada. Masjidka waa wata dhanbaal la xiriira muslimiinta   The mosque, […]