Categories
Talooyinka Consultation

Naag ninkeeda caynayso maxaa la dhihi karaa

Naag ninkeeda caynayso maxaa la dhihi karaa Su’aasha: Xaaskayga marka ay xanaaqdo si xun ayay u caytamaysaa waa afxaar waxay sheegaysaa wax xitaa raga ka xishoodo waxaa ka mid ah: khaniis baad tahay ey baa tahay wecel kisi , iyo waxyaalo kale aanan halkan ku sheegi karin marka maxaan sameeyaa oo aad igula talinaysaan  arintaan […]

Categories
Fatwada

Hotel dofaar lagu gado maka shaqayn karaa

Su’aasha: Waxaan ku noolahay wadamada yurubta waxaan ahay qof dhalin yar ah waxan shaqo ka helay hotel oo weyn ku yaalla meel muhim ah oo dad hanti leh ay yimaadaan, marka hotelka waxaa lagu iibiyaa hilibka doofaarka iyo khamriga meesha aan shaqada ka helayna waa qeybta makhaayadda hotelka diinta maxay ka qabtaa haddaan ka shaqeeyo […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada ugu fiican biyabaxa degdega

Daawada ugu fiican biyabaxa degdega Su’aasha: waxaan isku arkay biyabax degdeg ah wax yar kadib marka aan saaxkayga u tago way iga baxayaan hal daqiiqo xitaa ma dhama inta ay biyaha iga baxayaan marka labaadna ma awoodo inaan sameeyo waayo wuuba iga damayaa geedka maxaa daawo degd deg u ah oo aan ku yarayn karo […]

Categories
Caafimaadka Health

Ma keentaa siigada kansarka xubinta taranka

Ma keentaa siigada kansarka xubinta taranka Su’aasha: waxan maqlay qofka siigaysta inuu ku dhacayo kansarka xubnaha taranka arintaas ma iga jaahil bixin kartaan. Jawaabta: Xiriir kama dhexeeyo seegada iyo kansarka laakin siigada waxay dhib u keeni kartaa maqaarka xubinta taranka guud ahaan waxay ka tagsiinaysaa dareenka caadiga ah qofka wuxuu noqonayaa qof siigo mooyee wax […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhawaaqa caloosha maxaa keena

Dhawaaqa caloosha maxaa keena Su’aasha: marka aan cunto waxaan maqlaa wax yar kadib dhawaaq badan oo wareegsi calooshayda ay samaynayso dhuuso igama imaanayso maantoo dhan caloosha ayaa i yeerta ma garanayo sababta wax xanuun ahna ma jiraan laakin qofka agtayda fadhiya wuu maqli karaa, caloosha maxaa yeeryeeriya. Jawaabta: Dhawaaqa ama yeeridda caloosha sababo badan ayaa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninkayga naago ayuu shukaansadaa ila taliya

Ninkayga naago ayuu shukaansadaa ila taliya Su’aasha: Ninkayga naago kale ayuu shukaansadaa habeen kaste marka aan kala hadlo wuxuu i dhahaa dan kama lihi waan iskala hadlaa kaliya, dhowr jeer ayaan uga digay hadu arinkas sii wadno inuu i furayo wxaa  u hayaa lix caruur qurbaha waan joognaa marka waxaan rabi lahaa inaad ila talisaan […]

Categories
News

Daawada urka iyo cuncunka cambarka

Daawada urka iyo cuncunka cambarka Dumar badan waxay dareemaan ur daran kasoo baxaya siilka, (cuncunka cambarka) waxayna u maleeyaan taas inay ka imaanayso nadaafad darada naagta ama gabadha. Run ahaantii urka siilka wax badan ayuu ka dhalan karaa waxaa ka mid ah. bakteeriya ayaa jirta marka ay xubinta taranka naagta ay gasho ur ka dhigta […]