Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada naag ninkeyga furay oo guriga imaanayso oo rabto isaga

Riyada naag ninkeyga furay oo guriga imaanayso oo rabto isaga Riyada: Asc xaskayga ayaa xalay kuriyootay gabadh aan kala tagnay oo wiil ii haysa iyadoo timid xafadayda leh waxaan rabaa inaan isku noqono ninkaygii aan wiilka udhalay balse snigiine aan diidanahay inaan isku noqono oo ay xaskayga hada an wada jogno ay leedahay isaga noqo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qeyb tinta ka mid ah go’ayso

Riyada qeyb tinta ka mid ah go’ayso Riyada: Asc sheikh xalay waxan ku riyooday anigoo tinta iga goayso oo qaybna dhaadheer tahay qaybna gaban tahy oo leh taakada iigu xirmi mayso iso fasir xaasna waan ahaye.   Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa waxyaalo aad samaynaysay inay kaa kala halaabayaan Qaarna ay kuu nabadgalayaan, waxaasna waa arrimo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cadayga iyo ilkaha nadiifka ah

Riyada cadayga iyo ilkaha nadiifka ah Riyada: Waxan ku riyoodey anigoo cadeysanayo caday cadiya ilkahanae cadan nadif I noqinayo   Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo arrin aad u fiican inaad heli doonto, waliba dadka kuu dhow ayaad ka helaysaa Waxaad noqon doontaa qof aad looga dambeeyo oo la qiimeeyo waa riyo fiican.   Halkan […]

Categories
Sheeko Story

Nin qurbaha ka yimid oo baray gabar galmada futada

Sheekadan waxay ka hadlaysaa wiil qurbaha ka yimid oo gabar baray raaxada gadaal. Gabar reer Muqdisho ah ayaa wiil qurbaha ka yimid ku baratay suuqa bakaaraha iyadoo farmashiye iibinayso. Wiilka wuxuu u yimid inuu gato daawada sibiqsibiqda oo loogu talagalay inay sahal ka dhigto galmada. Daawadaas inta badan waxaa loo adeegsadaa dumarka aan qoyaanka ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada suuratul israa qofka markuu akhrinayo maxaa lagu fasiraa

Riyada suuratul israa qofka markuu akhrinayo maxaa lagu fasiraa Riyada: Waxan ku riyoday Internetka oo naga dhamaaday asagoo ii shaqeynayo oo aan la hadlayo gabadha xiriirka naga dhexeyo oo aan isku dhacsaneyn baryahan anigo ayada la hadlayo sidokale akhrinayo aayada koowaad ee suuratu إسراء  aayadas سُبْحَانَ الَّذِي أَسْرَىٰ بِعَبْدِهِ لَيْلًا مِّنَ الْمَسْجِدِ الْحَرَامِ إِلَى الْمَسْجِدِ […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada cunitaanka dhuxusha

Fasirka riyada cunitaanka dhuxusha Riyada: Waxaan ku riyooday noo dhuxul cunya Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa inaad cunto hatni xaaraan ah ama lacag  ay iska leeyihiin dad agoon ah Cunitaanka dhuxusha wuxuu astaan u yahay lacag xaaraan ah   Halkan ka daawo riyada dhuxusha oo faahfaahsan   The dream warns you to eat illegal hats […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada naag oo meel banaan ku qubeysanayso

Riyada naag oo meel banaan ku qubeysanayso Riyada: Waxan kuriyoday anigo oo ku  qubeysanayo meel banan ah oo darkeyga xiran Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysa inaad ka towbad kaani doonto dambiyo ay horay u gashay Sidoo gurigaaga inuu noqon doono mid aad u degan oo aan buuq lahayn Halkan ka daawo riyada qubeyska   The dream […]