Categories
Riyooyinka Dreams

Sodohda oo guriga laydh galinaysa

Sodohda oo guriga laydh galinaysa Riyada: Asc waxaan kuriyoday soduhday oo gurigayga hagajinaysa laydhka galinaysa oo gurigayga dhextasgan oon leeyahay hooyo laydhkii ayay noo hagajisay inshaallaah haday khayr tahay ii Soo fasir Fasirka: Waa riyo tilmaamayso gurigiina inuu hagaagayo oo uu noqonayo guri toosan Laydhkaas wuxuu tilmaamayaa isfahan iyo jacayl. Waxaa laga yaabaa inay noqoto […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof xaaray kaddib bac ku shubay oo dad dhex fariistay

Riyada qof xaaray kaddib bac ku shubay oo dad dhex fariistay Riyada: Asalamu calaykum warax matulahi alwabarakatu shekh wan kuslamay salan kadib xalay ano wayso qabo ayaan sexday ilaahay amarkiis heer waan leyahay markii an sexanayay ayan waxan lahadlayay gabar aanu shekaysano cabaar markanu shekaysanaynay ayaan is macsalamaynay kadibna waan tasbiixsaday waxan akhristay 3 qulhuwale […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar beer ku riyootay iyadoo qudaar kasoo guratay oo suuqa geysay

Gabar beer ku riyootay iyadoo qudaar kasoo guratay oo suuqa geysay Riyada: Asc sheekh wali liima guursan waxaan ku riyooday anigo beer leh qudaar fiican iga baxayso qudaarti aan suuqa geeyay aan so iibsaday lacag badan an ka helay ayaan ku riyooday Fasirka: Waa riyo tilmaamayso barwaaqo Ilaahay ku siin doono, waxaad helaysaa lacag xalaal […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada eyga kusoo bursanayo adoo wadada socda

Riyada eyga kusoo bursanayo adoo wadada socda Riyada: Waxa aan ku riyooday labo ey oo yaryar waxay iga soo bursadeen wado guryo jajaban ku yaalin oo hadda ka hor kuriyoon jiray anoo alle baryaya ayan ordayy hadalkayga ayy maqleen waan istagay waxana uga shekeeyy alle kadib waxan arky iyagoo khushucay meeshi ayaanu saxibo ku noqonay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin gabar naaska ka qabanaya

Riyada nin gabar naaska ka qabanaya Riyada: riyada nin oo naaska gabar ka qabanayo oo iyadana ay diiddan tahay oo ay ka xanaaqayso isagana ku qoslayo maxay noqon kartaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu gabadha wax ka rabo, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa inuu yahay qof gabadhaas aan ixtiraamin, waa nin iyada liidayo oo raba […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada jiifka masjidka iyo nin ganacsade ah

Riyada jiifka masjidka iyo nin ganacsade ah Riyada: Asc waxaan kuriyoday 2 riyo oo isku mar ah 1):- waxaan kuriyoday anigoo masaajid jiifa siiba meesha imaamka uu kutukada waxaa ii timid nin aan garanayo wuxuu iyidhi magacayga ayuu kudhawaqaya kaca Ina tuji saladii duhur way gadhay waxaad u baahanahay waad helaysaan isla duhurkan , Intaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka oo jooga meel roob ka socda

Riyada qofka oo jooga meel roob ka socda Riyada: Sheikh xalay waxan kuriyoday aniga meel Roob badan joga Roobkas ima qoynin biya Kali Ayan arkayay waxana la jogay sxbo 10 sano kahor igu dambesay wlhi dhalintas wey kabadnayen 6 Aadbana ufaraxsanen runtii sheikh ifasir riyadas Thanks Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo naxariista Alle, waxaa […]