Riyada tuug guriga iisoo galayo oo quraan aan akhrinayo

Riyada tuug guriga iisoo galayo oo quraan aan akhrinayo

Riyada tuug guriga iisoo galayo oo quraan aan akhrinayo Riyada: Waxaan ku riyoodey 1 tuuga isoo dhacey waxba ima dhihin kadibna daqada ka dhacey albaabkii tuugu kasoogaley xidh isdhahay wuu I xidhmiwayey sifiican kadib tuugle soo dhacey kadib waxaan uqaatey mindi isagana waxa uusameynayey sida qof isirxayo oo kle gacmaha unbuu seydhyey ana waxaan bilaabey […]

Riyada aniga oo suuratul nasri aqrinaaya

Riyada aniga oo suuratul nasri aqrinaaya

Riyada aniga oo suuratul nasri aqrinaaya Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo suuratul nasri (سورة النصر) aqrinaaya Fasirka: Riyadan wax badan ayaa lagu fasiraa, waxaa ka mid ah guul aad gaari doonto. sidoo kale in aad heli doonto khaatumo wanaagsan. Sidoo kale qof lunsan inaad sabab u noqon doonto hanuunkiisa. guud ahaan waa riyo aad […]

Riyada quraan la akhrinayo iyo shaah la cabayo

Riyada quraan la akhrinayo iyo shaah la cabayo

Riyada quraan la akhrinayo iyo shaah la cabayo Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday anoo akhrinaya qoraal meel ku qoran oo quraan ah waxaan akhriyay ادعوني استجب لكم ookilaya kadibna waan toosay isla hurdadaa waxaan ku riyooday anoo shaah cabaya iisoo fasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in lagugu boorrinayo ducada, waxay u badan tahay […]

Riyada Suuratu cabasa qofkii arko

Riyada Suuratu cabasa qofkii arko

Riyada Suuratu cabasa qofkii arko Riyada: Asc waxaan ku riyooday anigoo suraha cabasa aqrinaayo Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa dadka inaad yasto ama iinaad noqoto qof murugo ku jiro. Haddaad tahay qof kibir iyo islaweyni dareemayo ama laga yaabo inuu ku dhaco iska ilaali taas   Riyada quraan akhriska halkan ka daawo   Dreams warn […]

Riyada salaada iyo akhriska suuradda Alamnashrax

Riyada salaada iyo akhriska suuradda alamnashrax

Riyada salaada iyo akhriska suuradda alamnashrax Riyada: Waxaan ku riyooday dhowr jeer aniga oo salaat tukanaayo iyo riyada kale aniga oo alamnashrax aqrinaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa faraj aad heli doonto, dhibka ku haysto ayaad ka baxaysaa Waxaad gaaraysaa muraadkaaga, si fudud ayaad ku gaaraysaa Waa riyo aad u fiican oo mustaqbal wanaagsan leh   […]

Riyada akhrinta suuratu naas

Riyada akhrinta suuratu naas

Riyada akhrinta suuratu naas Riyada: Sheekh laba habeen oo isu dhaw waxaan ku riyooday anoo akhrinaya suuratu naas iisoo fasir sheekh Fairka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadayso dadka Waliba gaar haan dadka xunxun oo sharta badan sidoo kale Ilaahay wuxuu kaa celinayaa waswaaska dadka ay keenaan iyo midka shaydaan keeno   Riyada akhriska quraanka […]

Riyada suuratul israa qofka markuu akhrinayo maxaa lagu fasiraa

Riyada suuratul israa qofka markuu akhrinayo maxaa lagu fasiraa

Riyada suuratul israa qofka markuu akhrinayo maxaa lagu fasiraa Riyada: Waxan ku riyoday Internetka oo naga dhamaaday asagoo ii shaqeynayo oo aan la hadlayo gabadha xiriirka naga dhexeyo oo aan isku dhacsaneyn baryahan anigo ayada la hadlayo sidokale akhrinayo aayada koowaad ee suuratu إسراء  aayadas سُبْحَانَ الَّذِي أَسْرَىٰ بِعَبْدِهِ لَيْلًا مِّنَ الْمَسْجِدِ الْحَرَامِ إِلَى الْمَسْجِدِ […]