Riyada cadayga iyo ilkaha nadiifka ah

Riyada cadayga iyo ilkaha nadiifka ah Riyada: Waxan ku riyoodey anigoo cadeysanayo caday cadiya ilkahanae cadan nadif I noqinayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo arrin aad u fiican inaad heli doonto, waliba dadka kuu dhow ayaad ka helaysaa Waxaad noqon doontaa qof aad looga dambeeyo oo la qiimeeyo waa riyo fiican. Halkan […]
Fasiraadda riyada ilkaha cadcad

Su’aasha: Riyada ilkaha cadcad maxaa lagu fasiraa, haddii ay ku riyooto haweeney ilko cad cad fasirka riyadaas muxuu noqon karaa? Jawaabta: Riyada ilkaha cadcad waa riyo aad u fiican, riyadaas waxay tusinaysaa kalgacal iyo gargaar dhex mari doono dadka qaraabaha ah siiba familka u dhow qofka riyada arkay, waxaa kaloo laga fahmayaa caruur iyo hanti […]
