Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kufsiga gabar yar sideed jir ah

Riyada kufsiga gabar yar sideed jir ah Riyada: Waxan ku riyoday gawadheyda 8 sàno jir nin daris nhy sheikha ah I gufsate hoyaday ba diri bax bajaj rac aderkey o ayada awoowe u ah iska marki maqrib la garay ba hoyo dhahay away gawsdheyda inde dagde weydi ader kadib wala wacay wuxu dhahay ma arkin […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada banooni dabka sameysan qof lagu dhufanayo

Riyada banooni dabka sameysan qof lagu dhufanayo Riyada: Waxaa ku riyooday anigoo laygu dhufanaayo gubad dab ka sameysan waa dhoola cadeynayay waana socday gubadiina wey igu dhaceysay waana gubtay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto dad dhib wata Waxaana laga yaabaa in aad isku dhacdaan qof aad ku kalsoonayd ama been in lagaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin naag bistoolad ku dhufan raba oo xabado ku ridaya

Riyada nin naag bistoolad ku dhufan raba oo xabado ku ridaya Riyada: Asalama calaykum ustaada Waxanku riyooday Nin marka Aqoon Anan u lahayn oo cas dhuuban wan wada soconay qiyaasti wuu iga Yara leexday kadib cod sare intaaan qayliyey Ayaan dhahay ninkani habluhuu ka ganacsadaaa Wan qayliyey Aniga waxba iguma samayan waxna imu odhan lkn […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xaarka ama shubanka gabar ka fakanaayo

Riyada xaarka ama shubanka gabar ka fakanaayo Riyada: Waxan ku riyoday anigo isku xaray walibo shuban jalo ah ika Fakaday suliga ku jiro markan gacanta ku masaxay cajarka waba shuban jalo ah sa.id ika socda xoga kadibna sariirdan imade hoyan u shegaya o an dhahaya shuban an I qabdo ani jifa dardiban u kacay o […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin fareynayo naagta deriska oo weyn

Riyada nin fareynayo naagta deriska oo weyn Riyada: Waxan rabaa inaad i fasirto riyada qofkii arko asoo naag deriska farjiga ka fareynayo waana naag weyn oo ilmo waaweyn leh iyadana aad bay ugu raaxaysanaysaa farta waxaana ka imaanaya biyaha shahwada Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas naagta inuu wax u qaban doono oo ay ku farxi […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar oo leh arooskayga waa berri

Riyada gabar oo leh arooskayga waa berri Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo gacanta ku haya tigidh meherkayga oo leh waa bari aroosku Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa safar, waxaad aadi doontaa wadan kale Arooskana waxaa laga wadaa isbadalka nolosha aad gali doonto Waa riyo fiican   Halkan ka daawo riyada arooska   Dreaming describes […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada baranbaro oo dharka iga galayso

Riyada baranbaro oo dharka iga galayso Riyada: Waxan ku riyooday anigoo faraxsan ba guriga habaryatey albabka ku garaacey wey iga fudhay wan salaamey anoo hadal usoo wada baa wax I qaniinen saa wa cararey gurigeen furey mise xasharaad am garanwayey sii galaya qolka anii ba is fiiriyey surwaalkeyga eegay mise hoosta halkii yareyd baranbara igaga […]