Riyada cadayga iyo ilkaha nadiifka ah

Riyada cadayga iyo ilkaha nadiifka ah

Riyada cadayga iyo ilkaha nadiifka ah Riyada: Waxan ku riyoodey anigoo cadeysanayo caday cadiya ilkahanae cadan nadif I noqinayo   Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo arrin aad u fiican inaad heli doonto, waliba dadka kuu dhow ayaad ka helaysaa Waxaad noqon doontaa qof aad looga dambeeyo oo la qiimeeyo waa riyo fiican.   Halkan […]

Riyada cadayga iyo wax madow indhoole ah

Riyada cadayga iyo wax madow indhoole ah

Su’aasha: Walal waxaa kaloon ku riyoodaa isbuuciiba laba ama sadex habeen anoo cadaysanaya oo waliba haysta caday dheer oo aad ugu faraxsan inaan haysto caday dheer. Waxaa kaloon ku riyooday habeen dhawayd anoo hurda ayaan arkay wax madow oo wayn oo aan lahayn indho oo lkn leh afar cagood oo aad u madow wuuna soo […]

Geed caday iyo dumar badan ayaan ku riooday

https://daruur.com//wp-content/uploads/Geed-caday-iyo-dumar-badan-ayaan-ku-riooday.jpg

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin Xayaa kumulaah waxaan ku riyooday gaadhi way oo uu kabuuxo geed caday qoyan oo hada lasoo guray oo caleentii qoyan tahay waan u tagay waxuu ii dhiibay xagal dhan kabacdi waxaa kusoo ururay dumar aad u faro badan kabacdi meeshiiba buuq bay noqotay Allah mahadle. Jawaabta: Riayada waxay tilmaamaysaa fidrada iyo […]