Sida ay diinta amartay oo qoyska lagula dhaqmo

Sida ay diinta amartay oo qoyska lagula dhaqmo Diinta islaamka waa diin ku dadaashay dhismaha qoyska iyo ilaalinta guriga, qaabab badan ayay u ilaalisay familka iyo xaaska iyo ubadka, maanta qofka marka uu ku dadaalo diinta waxa ay fartay wuu liibaanayaa. Wanaaga laga helo biilka qoyskaaga iyo qaraabadaada lama soo koobi karo nusuus ayaa kusoo […]
Abaalka dadka dhulka fasahaadiya iyo kuwa musuqmaasuqa ku dhaqma

Abaalka dadka dhulka fasahaadiya iyo kuwa musuqmaasuqa ku dhaqma Fasahaadka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha halleeya umadaha, fasahaadka waxaa soo gala waxyaalo badan waxaa ka mid ah musuqmaasuqa, khiyaanada, xumaanta, fisqiga, qisha, beenta, dhamaan waxay ka mid yihiin qalabka dhulka lagu fasahaadiyo. Diinta Islaamka dadka dhulka fasahaadiya digniin culus ayay u jeedisay, nusuus badan ayaa […]
Samafalka meesha uu qofka geeyo

Samafalka meesha uu qofka geeyo Axaadiistan oo halkan aan ku sheegayno waxay tilmaamayaan samafalka qiimaha uu ku leeyahay diinta Islaamka. Axaadiis badan ayaa kusoo aroortay samaflka sidoo kale quraanka ayaa lagu sheegay nabiga SCW wuxuu yiri: (اتَّقوا اللَّهَ في هذهِ البَهائمِ المعجَمةِ ، فاركَبوها صالِحةً ، وَاتْرُكُوهَا صَالحةً) (Alle kaga baqa xoolahan aan hadlin, fuula […]
Aayadaha quraanka farsamada gacanta tilmaamay

Qofka marka uu shaqeysanayo sharaf ayuu ku leeyahay dunida, qofka shaxaadka ku nool wax qiime uu dadka agtooda ku leeyahay lama arko, sidaa awgeed islaamka meel weyn ayuu dhigay shaqada, qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu noqdo qof shaqaysanayo oo aan shaxaad dadka weyddiisanayn. Diinta islaamka waxay ku boorrisay shaqada iyo waxsoosaarka, quraanka wuxuu tilmaamay […]
Albaabada khayrka sahlan oo xadiiska lagu sheegay

Waxaa jira waddooyin badan loo mari karo khayrka iyo ajirka, diinta islaamka waa diin aad u sahlan, qofka muslinka siyaabo badan ayuu ku heli karaa wanaag iyo camal suuban iyo ajir. Xadiiskan kaliya haddaad ku dhaqanto wax badan ayaad helaysaa oo ajir ah: Waxaa jira albaabo badan oo khayrku leeyahay nabiga SCW ayaa noo […]
Feeradii awoowahawaaga iyo xusuuta dalka

Feeradii awoowahawaaga iyo xusuuta dalka Historic coal iron. happy memories Waxaa laga yabaa feeradan dad badan inay arkeen qaarna hadda wali ay adeegsanayaan. Waa feerada taariikhiga ee soomaalida oo dhan ay wada yaqaanaan siiba jiilka hore oo joogay xilligii Maxamed Siyaad Barre. Feerada dhuxusha oo waagii hore caalamka oo dhan laga isticmaali jiray. Hadda aad […]
Xiaomi Safety Nose Mask

Xiaomi Safety Nose Mask All people in around the world search Xiaomi Safety Nose Mask, Especially after the appearance of corona’s disease. This mask may be the best protection for coronavirus It works with a high technology that has a sense of dust contaminated with the virus, I think you want to tary this digital […]
