Xanta qofka maqan iyo kan jooga maxaa xan la dhihi karaa

Su’aasha: Waxaan maqlay xantu inay tahay walaalka Oo aad ku sheegtid wax usan raali ka aheyn marka waxa Jira waxyaalo badan Oo aan Raba inay xanyihiin iyo inkale tuusale Hadaan qof maskiin ah macnaha aan hadal badneyn marka adiga wad amuusantahay ama miskin Aya tahay ama aan dhaha Kan waxbo mayaaqano wax makala oga wadamin […]
Dambiga xanta iyo jeesjeeska

Dambiga xanta iyo jeesjeeska Diinta islaamka waa diin aad u qiima badan, fidrada toosan ayay waafaqsan tahay, waxaa kusoo aroortay quraanka iyo xadiiska nusuus badan oo tilmaamaysa inay xaaraan ay tahay dadka in la dhibo, dhibka dadka qaabab badan ayuu yeelan karaa, waxaa ka mid ah xanta, waxay keenaysaa xanta in qofka uu bulshada xumaan […]
