Categories
Fatwada

Dad markaad aragto Alle ku xasuusinaya taas maxay tahay

Dad markaad aragto Alle ku xasuusinaya taas maxay tahay Su’aasha: Walaal waxaa jira shakhsiyaadka qaarkood oo markaan arko aan ilaahay xasuusto, arintaasi maxay noqon kartaa? F:g: shakhsiyaadkaasi maaha dad Caan ah sida culimada iyo intii lamid ah, balse wa dad iska caadi ah oo bulshada iskaga dhexjira. Jawaabta: Dad waxaa jira oo Ilaahay u dhow […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Aayadaha iyo axaadiista sakada ee ugu muhiimsan

Aayadaha iyo axaadiista sakada ee ugu muhiimsan Sakada waa tiirka seddexaad ee islaamka oo salaadda iyo labada shahaado kadib imaanaya, Quraanka ma kala reebo salaadda iyo zakada inta badan. Taas waxay tilmaamaysaa meesha ay ka taagan tahay sakada diinta islaamka, wuxuu yiri (SW): {وَأَقِيمُوا الصَّلاةَ وَآتُوا الزَّكَاةَ وَارْكَعُوا مَعَ الرَّاكِعِينَ} (Ooga salaada, hixiyana sakada, lana […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qof khayrka jecel baan ahay wixii aan bilaabo ma dhamayn karo

Su’aasha: Asc Een waxa aan idinka codsanayaa inaad talo isiisaan. Aad baan idiinka mahad celinayaa ”daruur” sida quruxda badan ee aad noogu soo jawaab taan su’aalaha . Waxa aan ahay qof khayrka jecel oo ku xiran culumada dhagaystana markasta oo u degdega wanaaga. Waxaan ahay qof socod kiisu yar yahay oo badana masjidka, xaafada, uun […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Fadliga dhexdhexaadinta dadka

  Dadka in la maslaxeeyo oo la dhexdhexaadiyo waa camal aad u weyn nusuusta sharciga si fiican ayay uga hadashay. wuxuu leeyahay Alle – subxaanahu -: {لاَ خَيْرَ فِي كَثِيرٍ مِنْ نَجْوَاهُمْ إِلَّا مَنْ أَمَرَ بِصَدَقَةٍ أَوْ مَعْرُوفٍ أَوْ إِصْلاَحٍ بَيْنَ النَّاسِ وَمَنْ يَفْعَلْ ذَلِكَ ابْتِغَاءَ مَرْضَاةِ اللَّهِ فَسَوْفَ نُؤْتِيهِ أَجْرًا عَظِيمًا} (Khayr ma leh […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Sharta iyo khayrka saameyskooda

Sharta iyo khayrka saameyskooda Khayrka waxaa laga wadaa wax kastoo fiican, shartana waxaa laga wadaa wax kastoo xun,  labada dad ayay leeyihiin oo ka shaqeeya, dad waxaa jira khayrka jecel dadna sharta ayay jecel yihiin, dad khayrka ayay u degdegaan dadnka sharta, wuxuu leeyahay nabigeena (SCW): (إِنَّ مِنَ النَّاسِ مَفَاتِيحَ لِلْخَيْرِ مَغَالِيقَ لِلشَّرِّ، وَإِنَّ مِنَ […]

Categories
Bulsho Society Sharxidda Axaadiista

Diinta iyo waxbixinta axaadiis muhim ah

Diinta islaamka aad ayay ugu boorrisay dadka tabaalaysan in wax la siiyo, taas waxay nabad u keentaa bulshada, maxaayeelay dadka tabaalaysan haddii aan wax la siinin dadka lacagta haysta ayay xasdayaan markaas waxaa badanaya dhaca iyo boodka sidoo kale dilka, laakin qofka hodonka ah markuu wax siiyo qofka saboolka bulshada jacayl ayaa ka dhalanaya, nusuus […]