Su’aasha: Walaal haduu nin isagoo naagtiisa u galmoonaayo uu galmadii darteed nafta kaga baxdo, naagtaas ma loo heystaa dhimashada ninkaas maxaysa tahay xukunkeeda. Jawaabta: Galmada caadi ahaan ma aha fal dil keenaya, haddii qof ku dhinto galmo taas macanaheeda ma aha in la dilay, laakin haddii galmada ay la socdaan waxyaalo keeni kara dil sida […]
