Guruubyada WhatsApp ee galmada lagu faafiyo xukunkooda muxuu yahay Su’aasha: Waxaa jirta dhalinyaro Soomaaliyeed oo guruubyo u sameystay siday iskula wadaagi lahaayeen muuqaalada ay ugu yeeraan kala kicis oo ah muuqaalo qaawan oo galmo ka sameysan kuwaas oo kale qofka haduu ku darsado maxay la macno tahay mahadsanid. Jawaabta: Shaki kama taagna inay xaaraan tahay […]
