Riyada habeen bar idinkoo meel u socda

Qofkii ku riyoodo asoo la socdo qof uu jecel yahay habeen bar riyada waxay tusinaysaa inuu ujeeddadiisa si dhib leh ku gaarayo, habeenka wuxuu tilmaamaa mugdi iyo rafaad. Marka riyada habeenka waxaa laga fahmaa in qofka uu hayo jahwareer arrimaha uu u jeedo inaysan u toosnayn. Waa riyo baraarujin ah, waliba moobelka lumaya ayaa sii caddeynaya in dhib uu jiro.

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday ani iyo walaashey iyo gabar ay dhashay oo habeen bar aan u socono guriga hooyadeen markaas iyaga baabuur ayay koreen anaa ka haray waxaana arkay walaashey kale oo i leh meeshan dhawaa daganahay sidii aan ku raacay oo aan gurigooda ku bartay ka dib waxaan is aragnay wadaadka qaba koley […]