Categories
Fatwada

Guruubyada WhatsApp ee galmada lagu faafiyo xukunkooda muxuu yahay

Guruubyada WhatsApp ee galmada lagu faafiyo xukunkooda muxuu yahay Su’aasha: Waxaa jirta dhalinyaro Soomaaliyeed oo guruubyo u sameystay siday iskula wadaagi lahaayeen muuqaalada ay ugu yeeraan kala kicis oo ah muuqaalo qaawan oo galmo ka sameysan kuwaas oo kale qofka haduu ku darsado maxay la macno tahay mahadsanid. Jawaabta: Shaki kama taagna inay xaaraan tahay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Galmada ugu mac ee raaxo badan siin karta dumarka maxay tahay?

Galmada ugu mac ee raaxo badan siin karta dumarka maxay tahay? Su’aasha: Wll galmada ( wasmada) ugu raaxada badan ee dumarku ku qanci karaan maxay noqon kartaa ma jiif jiifka ma istaaga, ma gadaal marka, mise waa tan jilba fadhiga bal ii faa’ideeya bal. Jawaabta: Raaxada galmada waxay u noqonaysaa fikirka qofka iyo dhaqanka uu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninka aan guur soo marin gabar bikro iyo garoob tee u fiican

Ninka aan guur soo marin gabar bikro iyo garoob tee u fiican Su’aasha: Wali maanan guursan waxaan ahay doob qof dumarana maanan isu tagin xalaal iyo xaaraan midna, marka aan qofkaasoo kale ahay, ma waxaa ii wanaagsan inaan guursado gabar anigoo kale ah, yacnii mid aan wali guur iyo nin soomarin oo bikro ah, mise […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada habeen bar idinkoo meel u socda

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday ani iyo walaashey iyo gabar ay dhashay oo habeen bar aan u socono guriga hooyadeen markaas iyaga baabuur ayay koreen anaa ka haray waxaana arkay walaashey kale oo i leh meeshan dhawaa daganahay sidii aan ku raacay oo aan gurigooda ku bartay ka dib waxaan is aragnay wadaadka qaba koley […]

Categories
Software

Share editable worksheets with your students online

For all teachers .. If you have students and need to do an assignment directly via the browser and the stylus! This is an easy service to do so; Just upload the file in which the task is located; And it publishes its link to them, and they can solve it directly and register their […]

Categories
Fatwada

Qofka dumarka ah cowrada ugu daran xagee ka tahay

Qofka dumarka ah cowrada ugu daran xagee ka tahay Su’aasha: Gabadha culimada waxaan ka maqlaa in codkeeda xitaa cowro yahay kawaran hadey gabadhu tahay wariye markaas oo kale cowro ma noqon kartaa gabadhuna meeshee ugu daran ee cowro ka tahay. Jawaabta: Gabadha jirkeeda oo dhan waa cowro wejiga iyo labada calaacal waxan ahayn marka salaadda […]

Categories
Caafimaadka Health

Muuqaalada qaawan markaan arko uma kacsado si ka duwan sidii hore

Muuqaalada qaawan markaan arko uma kacsado si ka duwan sidii hore Su’aasha: Saaxiib markii hore muuqaalada Galmada markaan daawanaayo kacsi badan iyo biyo bax ayaan ka qaadi jiray lkn hada markaan arko uma kacsado sidii horana uma xiiseeyo balse sideyda kale markaan isku tijaabiyo Ok ayaan ahay taas ma xaalad caafimaad ayay la xiriirtaa? Jawaabta: […]