Su’aasha: Hooyadey Eedadeed Aabaheeda qabo balse ka dhintay weyso ma iga jabisaa mida kalana Gabadha aan adeerka u ahay lkn hooyadeed aan qabo gabadhaas gabdhehee dhasho weyso ma iga buriyaan. Jawaabta: Hooyadaada eedadeeda oo aabbaheeda qabo waa xaaska awoowahaaga waxay kuu tahay maxram ma guursan kartid waxay kaa joogtaa meesha ayeeyadaada ay kaa joogto. Quraanka […]
