English
|
Somali
|
be positive
|
noqo qof
|
be merciful
|
noqo qof naxariis badan
|
be humble
|
noqo qof mutawaadic ah
|
be simple
|
noqo qof iska caadi ah
|
be patient
|
noqo qof sabar badan
|
be honest
|
noqo qof aamin ah
|
be careful
|
noqo qof digtoon
|
be calm
|
noqo qof degan
|
It makes me happy
|
wuu i farxad galinaa
|
Let’s stay in touch
|
aan isla xiriirno
|
Nice to meet you
|
waan ku faraxsanahay kulankaaga
|
See you later
|
mar kale ayaan ku arkaa
|
I’m balled up
|
waan isku qasanahay
|
Things are looking up
|
arrimaha way fiicanaan doonaan
|
You’re one of a kind
|
qof kula mid ah ma jiro
|
Rest assured
|
is qabooji ha isku dhibin
|
That would be fine
|
kaas wuu fiicaan doonaa
|
That’s good for you
|
waa kuu fiican yahay adiga
|
I’m still waiting
|
aniga wali waan sugayaa
|
I’m not sure yet
|
aniga wali ma hubi
|
I would like to stay here
|
waxaan jeclaan lahaa inaan halkan joogo
|