Riyada anoo ooyaya oo hooyo la jooga

Riyada anoo ooyaya oo hooyo la jooga

Riyada anoo ooyaya oo hooyo la jooga Riyada: Salaam calaykum Waxaan ku riyooday anigoo ooyaya oohin aan badnayn waxaan la jooga hooyo i leh akhriso waxaan ka baqayaa jin inuu I galo oo waxaan akhrinaya aayad kursi iyo suurad الزلزلة iyo quraan kale Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibka aad dareemayso aad ka bixi doonto […]

Riyada anoo layga reebayo inaan ka baxo magaalada

Riyada anoo layga reebayo inaan ka baxo magaalada

Riyada: Asc wll fasirka riyada ano magaalo yar jooga oo qoladi magalada maamuleysay ii diiday in aan magalada ka baxo kadib nin askari ah ii yimid oo ikaxeyay ayaan hurdada ka kacay anoo (oyaya) ilmaynaya Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyadan in arrimo ay kaa xayirmayaan oo aad fulin rabtay way kugu adkaan doonaan laakin marka ugu […]

Riyada anoo uur diidayo oo ooynayo

Riyada anoo uur diidayo oo ooynayo

Riyada anoo uur diidayo oo ooynayo Su’aasha: Asc daruur waxan ku riyooday anoo la i leeyahay uur baad leedahay weliba kan lagu baaro aan ka arkayo 2dii calamadood ee uurka lagu yaqinay kadib aan aad u ooynayo oo dhaho uur ma rabo mardhaw bey ilmo iga soo halabeen. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto […]

Riyada gabar fasalka ku dhex ooynaysa marka warqad loo diiday

Riyada gabar fasalka ku dhex ooynaysa marka warqad loo diiday

Riyada gabar fasalka ku dhex ooynaysa marka warqad loo diiday Riyada: Asc waxan ku riyooday anigoo jooga goob aan wax ka barto sida exam in lagalayo ayan u fadhinay waxan arkay wax laso koobay oo sabuurada ku qoran buug ayan ku qortay macalinka warqado ayuu qeybiyay ane qoraalka waxas ayan ku mashqulay macalinki ayan dhahay […]

Waxaan ku riyoodey aniga oo cunug yar haayo cunugana uu ooynaayo

Waxaan ku riyoodey aniga oo cunug yar haayo cunugana uu ooynaayo

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo cunug yar haayo cunugana uu ooynaayo kadib masaasad afka usaaraayo wali uu ooynaayo kadib daaqad iga ag dhaweyd markaan furey ayuu aamusey. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo waajhi doonaan arrimo adag oo murugo kuu keenaya, laakin wax yar kadib waad ka gudbi doontaa inshaa Allaah.

Waxaan ku riyooday aniga oo gadanaayo soor laakin la i dhahay way dhamaatay

Waxaan ku riyooday aniga oo gadanaayo soor laakin la i dhahay way dhamaatay

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday aniga oo gadanaayo soor laakin la i dhahay way dhamaatay markaas baan dhahay bur iyo saanbuus isii aniga jabsaday ayaa waxaa soo galay wiil yar oo aad u jeclaa waxaana la dhahay way dhamaatay tan baa u damdaysay intuu baxay ayuu ooyay ana xoogaa waka naxay riyaas maxay noqo […]

Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta

Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta

Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta Su’aasha: Dr waan kusalamay ASC, suwiixi maarkan sokacay xaskey waaxey igu tiiri xalay waat oheysay maa riyohesay, anigana riyo ann kujiray laakin maqano waaxan laa ohaaya ama riyada oo ahaay . marka hadad waax iga fasiri kartiit kheir Allah kusiyo sheikhow waad mahadsan tahaay. Jawaabta: Hurdada in lagu […]