Naag madaxweyne ma noqon kartaa diinteenuse maxay ka qabtaa?

Naag madaxweyne ma noqon kartaa diinteenuse maxay ka qabtaa?

Su’aasha: Asc waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo su’aashan naag madaxweyne ama hogaan ummadeed ma noqon kartaa hada dalka Tanzania waxaa madaxweyne ka noqotay gabar muslimad ah hadaba diintu maxay ka dhahday arintaas. Jawaabta: Diinta islaamka nidaamka xukunka waa ka duwan yahay nidaamyada hadda adduunka ka jira, islaamka marka hore ma qabo xudduudaha dhex yaalla dowladaha […]