Wacelka magaca aabbaha ee baasaboorka loogu qorayo Su’aasha: walaal ilmaha wacelka ama kisiga qofba siduu u yaqaano haddii la rabo in loo sameeyo baasaboor magac aabe iyo awoowe sidee loogu qorayaa ileen aabihiisa lama yaqaanee ma u baan tahay qof inui kafaalaqaadoo oo uu siiyo magaciisa oo magcaas baasaboorka loogu qoro oo uu ku socdo […]
