Categories
Fatwada

Zinada Ilaahay dartii looga tago waxa laga faa’ido

Su’aasha: Danbiga zinada qofku haduu faraha ka qaado ilaahy dartii uga tago maxaa laga faaidaa. Jawaabta: Zinada waa dambi weyn oo lagu mutaysto naar maalinta aakhiro, haddii Alle aan kuu dhaafin. Si xoog ayay uga digtay diinta islaamka sinada, marka inaad ka dheeraato waa waajib ee maha wax ikhtiyaar ah, qofkii dambi ka dheeraado asoo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof oo jirkaaga jeexaya

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday qof aan aqoonin oo bira mindi camal oo gacanta ku xiran u jeexaya jirkayga anigana an iska ooynaya ninkas waxaa u marsana shabada Taatuuga loo yaqana. Maxay noqon karta fasiirkeeda. Mahadsanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamayaa qof rabo inuu dhib kuu geysto oo cadow ah, qofkaas waa qof aan […]

Categories
Caafimaadka Health

Finka wejiga maxaa xal u ah

Finka wejiga maxaa xal u ah Su’aasha: Waxan rabaaa wajigeyga wuxu leyahay finan ilaya tarnteydii wey iga babi la yihiin maraka waxa u fiican ii sheeeg. Jawaabta: Waxyaalo badan ayaa keenaya finka marka waxaa fiican in la ogaado sababka keenay si loo daaweeyo waxaad ka akhrisan kartaa qoraalladan ka hadlaya finanka waxa keeno iyo daawada: […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sidee ciriiriga Looga bixi karaa

Su’aasha: Badana wax yabaha an raba ina hormar ku sameyo ima surta galan wey iga so xirmaan wax walbo culeys aya iga saran side ugu bixi kara ciriieigaas. Jawaabta: Adduunka wuxuu u baahan yahay sabar, wax markaad rabto horay lagama helo, mana aha qofka inuu quusto, qofka markuu sabro natiijada marka ugu dambeysa wuu gaarayaa, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada naag waalan oo nin racdaysanayso

Riyada naag waalan oo nin racdaysanayso Riyada: Asc Waxaan ku riyooday anigoo ay ieryanyso islaan walan ana wayay wax iga qabta meel kastoo anka galana ay iga soo daba galayso mana iga hadhayso wax iga qabtana waan lahay. Riyadaan marar badan ayaan ku riyooday, maxaa lagu fasilaa. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku mashquuli doonto […]

Categories
Talooyinka Consultation

Raga markay la hadlaan dumar oo kacsada maxaa xal u ah

Raga markay la hadlaan dumar oo kacsada maxaa xal u ah Su’aasha: Asc walaal waxan rabey inaad ii sheegto Marki aan gabar lahadli rabo moobil ama si toos ah Xubinta raga ayaa i kacda taasi maxaa sababi kara sideena ugu bogsoon karaa jiradaas. Raga markay la hadlaan dumar oo kacsada maxaa xal u ah   […]

Categories
Talooyinka Consultation

Meeqa bilood lagu baran karaa English-ka

Meeqa bilood lagu baran karaa English-ka Su’aasha: Walaal waxaan rabaa inaan barto luuqada English ka Meeqo bil ayey igu qaadan kartaa hadaan Xoogga saaro barashada luuqadaas. Jawaabta: Barashada afka ingiriiska waxay u baahan tahay go’aan iyo dadaal sidoo kale afafka qalaad way la mid yihiin, af kaste waxaa loo maraa qaab gaar ah sidii loo […]