Meeqa bilood lagu baran karaa English-ka

Su’aasha:

Walaal waxaan rabaa inaan barto luuqada English ka
Meeqo bil ayey igu qaadan kartaa hadaan Xoogga saaro
barashada luuqadaas.

Meeqa bilood lagu baran karaa English-ka
Meeqa bilood lagu baran karaa English-ka

Jawaabta:

Barashada afka ingiriiska waxay u baahan tahay go’aan iyo dadaal sidoo kale afafka qalaad way la mid yihiin, af kaste waxaa loo maraa qaab gaar ah sidii loo baran lahaa.

Afka wuxuu u baahan yahay dhagaysi iyo ku hadal  muddada la baranayo waxay ku xiran tahay qofka dadaalkiisa iyo waxqabadkiisa dadka way ku kala duwan yihiin barashada afafka dad waxaa jira si fudud ku qabta afka, marka aan ka hadalno dad dhakhsi wax ku barto wuxuu ka qaadanayaa 6 bilood. Dadka qaarkii wuxuu ku qaadanayaa sanado. Laakin samanka hadda aan joogto qofkii rabo inuu barto afka English aad buu u baran karaa wuxuu helayaa casharo badan free ah, Youtube iyo webyo badan ayaa jira laga helayo muuqalo barashada afka ingiriiska oo qaabab badan leh levelo badan leh.

Webyo wax tarjamo iyo kuwa qoraalka kuu saxayo

Learning English requires determination and effort, and foreign languages ​​are similar, each language has its own unique way of learning.
A language requires listening and speaking. The duration of learning depends on the person’s effort and performance. People differ in learning languages. There are people who learn the language easily. When we talk about people who learn quickly, it takes 6 months. Some people take years. But in the current situation, anyone who wants to learn English can learn a lot. They can find many free lessons. There are many websites and YouTube where you can find videos on learning English in many ways and at many levels.

Leave a Reply