Cuncun kacsi ayaan dabada ka dareemaa ila taliya maxaan sameeyaa Su’aasha: marka ho scw aad baan uga faa’idaystay webka qiimaha badan daruur, runti web somali isaga o kale ma an arag, su’al ayan qabaa muhim ah, aniga xaas ayan ahay ninkayga wan is jecel nahay raxadana wan ka helaa, lakin waxan isku arkay dareen iyo […]
