Riyada naag waalan oo nin racdaysanayso

Riyada:

Asc
Waxaan ku riyooday anigoo ay ieryanyso islaan walan ana wayay wax iga qabta meel kastoo anka galana ay iga soo daba galayso mana iga hadhayso wax iga qabtana waan lahay. Riyadaan marar badan ayaan ku riyooday, maxaa lagu fasilaa.

Riyada naag waalan oo nin racdaysanayso
Riyada naag waalan oo nin racdaysanayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku mashquuli doonto maal aduunyo, si daran inaad lugaha ula gali doonto shaqo iyo lacag raadis,  naagta waxaa lagu fasiraa adduunyada, waalida ay ku sifaysan tahayna waa darnaanta iyo xoogga ay leedahay sida ay kuu soo jiidi karto, riyada guud ahaan waa riyo muujinaysa nolol adduun iyo maal jacayl.

 

Riyada qofka waalan halkan ka daawo

 

The dream indicates that you will be preoccupied with worldly wealth, and that you will be intensely involved in the pursuit of work and money. The woman is interpreted as worldly, and the madness she describes is the severity and strength of her ability to attract you. The dream in general is a dream that indicates a worldly life and love of wealth.

Leave a Reply