Categories
Talooyinka Consultation

Su’aalaha ugu yaabka badan waa kuwee

Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaada waxaa la idin soo weydiiyaa suaalo yaab badan oo aan bulshada dhaxdeeda la isku weydiin karin marka suaashi idinkugu yaabka badneyd tee ayey aheyd. Jawaabta: Webka Daruur wuxuu diyaar u yahay qof kaste soomaali ah oo dhib haysta inuu la xalliyo dhibkaas intii laga awoodo, dad badan ayaa jira uu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada imtaxaanka Quraanka kariimka

Riyada imtaxaanka Quraanka kariimka Riyada: asc wr wb walaal waxaan ku riyoodey anigo quraanka la igu imtixaani rabo lkn qof ayaa dhinac taagan qof kalena imtixaanki ayuu sualo igu weydinaya qofka suaalaha iweydiin rabo maka muuqato sunada oo waa qof iska caadi ah surwal iyo shaar buu wataa qofka kale dhinac taagan oo wuxu taaganyahey […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada Talooyinka Consultation

Saliga nabiga (SCW) waswaaska malagu daaweyn karaa

Su’aasha: Asc saliga suubanaha waswaska malagu daweyn kara siiqade ugu wanaagsan ee ruuxa ugu salin kara marki usan salaad kujurin mahadsanidiin. Jawaabta: In nabiga (SCW) lagu saliyo waxay ka mid tahay cibaadooyinka ugu qiimaha badan, qofkii nabiga ku salinayo mar walba Ilaahay wuxuu ka kaafinayaa murugta iyo walwalka sida xadiiska Ubay lagu sheegay. عَنْ أُبَيِّ […]

Categories
Caafimaadka Health

Xageen ka helaa ginseng dabiici ah

Xageen ka helaa ginseng dabiici ah Su’aasha: Waxan jooga Nairobi xageen ka helaa ginseng oo xidida ah hadii an waayo isago xidid ah isago kabsool ah way nocya badanyihiin wayna magacya badanyihiin midkee ugu fiican. Jawaabta: Ginseng  oo dabiici ah meelo badan ayaa laga helayaa, haddaad raadiso waa laga yaabaa inaad hesho, waliba waxaad ka […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Kacsiga xiliga kaadida gabar iyo wiil maka siman yihiin

Kacsiga xiliga kaadida gabar iyo wiil maka siman yihiin Su’aasha: Ruuxa markii ay kaadi qabato muxuu u kacsadaa rag iyo dumar miyay ka simanyihiin. Jawaabta: mararka qaar qofka marka ay kaadi qabato xubintiisa way taagmaysaa taas waxaa sabab u ah kaadihayska oo buuxo, culayskaas ayaa saameeya xididaha xubinta taranka, dumarka  maba qabaan wax taagmo, laakin […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anoo cadar hadiyad layku keenay

Su’aasha: asc waxan ahay dhakhtar hada ma shaqeeyo xaas malihi shalay aroortii ayaa anoo hurda wiil sxbo nahay isoo wacay kaman qaban waanse arkay kabacdi waxan ku riyooday isagoon ka qabtay phonkii oo igule waxan ku sheegayay hadiyad laguusoo diray ee bal eeg kadib ayaan arkay anoo la ii keenay cadar fara badan oo hadiyada […]

Categories
Fatwada

Ma guursan karaa gabar ina adreerkay dhalay

Ma guursan karaa gabar ina adreerkay dhalay Su’aasha: Asc ramadaan kariim Waxaan aad ooga helay gabar yar oo aan adeer koraad u ahay yacni wiil ilmo adeera nahay ayaa dhalay xarig ma ii qabtaa oo ma guursan karaa gabadhaas. Mahadsanidiin. Jawaabta: Walaal waad guursan kartaa gabadha uu dhalay nin aad ilmo adeer tihiin, ka mid […]