Kacsiga xiliga kaadida gabar iyo wiil maka siman yihiin

Su’aasha:

Ruuxa markii ay kaadi qabato muxuu u kacsadaa rag iyo dumar miyay ka simanyihiin.

Kacsiga xiliga kaadida gabar iyo wiil maka siman yihiin
Kacsiga xiliga kaadida gabar iyo wiil maka siman yihiin

Jawaabta:

mararka qaar qofka marka ay kaadi qabato xubintiisa way taagmaysaa taas waxaa sabab u ah kaadihayska oo buuxo, culayskaas ayaa saameeya xididaha xubinta taranka, dumarka  maba qabaan wax taagmo, laakin way dhici kartaa inay wax yar dareemaan, taagnaantaas kacsi ma aha ee waa saamyska kaadihayska, xataa way dhacdaa qofka marka uu saxaroonayo waxaa laga yaabaa inuu geedkiisa taagmo.

Sometimes a person’s penis becomes erect when they urinate. This is due to a full bladder. This pressure affects the veins in the penis. Women do not have erections, but they may feel a slight sensation. This erection is not an erection, but rather a contraction of the bladder. It can even occur when a person defecates. Their penis may become erect.

Leave a Reply