Ma guursan karaa gabar ina adreerkay dhalay

Su’aasha:

Asc ramadaan kariim Waxaan aad ooga helay gabar yar oo aan adeer koraad u ahay

yacni wiil ilmo adeera nahay ayaa dhalay xarig ma ii qabtaa oo ma guursan karaa gabadhaas. Mahadsanidiin.

Ma guursan karaa gabar ina adreerkay dhalay
Ma guursan karaa gabar ina adreerkay dhalay

Jawaabta:

Walaal waad guursan kartaa gabadha uu dhalay nin aad ilmo adeer tihiin, ka mid ma aha naagaha maxaarimta ah oo guurkooda la reebay.

Dumarka aan la guursan karin si fiican ayaa loogu caddeeyay quraanka iyo sunnada nabiga (SCW).

Marka gabadha adeerka dhalay iyo gabadha ina dareerka dhalay kuma jiraan.

Dadka soomaalida waxay dhahaan xalaaddan oo kale dareer guur mudan.

Ninku intuusan guursanin kahor hadu yahay nin zaani ah

 

Brother, you can marry the daughter of a man who is your cousin, she is not one of the forbidden women whose marriage is forbidden.
Women who cannot be married are clearly stated in the Quran and the Sunnah of the Prophet (peace and blessings of Allaah be upon him).
So a cousin’s daughter and a daughter of a step-daughter are not included.
Somali people call such a situation a marriageable woman.

Leave a Reply