Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo laabtobkeyga layga xaday hadana dadkii iga xaday aanku arkay

Riyada anoo laabtobkeyga layga xaday hadana dadkii iga xaday aanku arkay Riyada: SC waxaan ku riyooday labtopkeyga oo layga xaday markaasaan ku laabtay isla goobtii laygaga xaday ka dibna waxaan indhaha ku dhuftay kuwii iga qaatay oo gacmaha kula jira koley rag badan ayay ahaayeen anna xoogaa baqdin ayaa igashay markaasaan is dhahay booliis u […]

Categories
Fatwada

Walaalkey hooyadey dhashay isagoo magaalada ila dagan ma guursan karaa anoo ogeysiin?

Su’aasha: Walaal waxaa iiga jawaabtaa su’aashaan waxaan rabaa inaan guursado magaalada aan joogo waxaa ila dagan Hooyadey iyo wiilal ay dhashay aan aabe igu ahayn anna waxaan ahay qof garoob ah, marka saasey tahay anoonan walaalkey la socodsiin guurkeyga xarig nikaax ma qabankaraa. Mida labaad waxaan maqlay qofta haweeneyda mar hadey carmal inay tahay inaysan […]

Categories
Fatwada

Salaada kuma qushuuco markaan tukanaayo maxaa u sabab ah?

Su’aasha: Asc sxb sare sidee tahay waaku salaamay waxaan rabay marka aan salaado galo waxaan dareemaa waswaas xitaa mararka qaar waxaan ku wareeraa rakcada aan tuktay iyo inta ii dhiman, xitaa mararka qaar waxaan is arkaa anoo istaageyga Attixiyaadka ku akhrinayaa ka dib ayaan is toosiyaa hadana waxaa kaaga sii daran markaas saas salaada u […]

Categories
Caafimaadka Health

Protein-ka ugu fiican iyo kacsiga

Protein-ka ugu fiican iyo kacsiga Su’aasha: Protein ka wa laba nooc mid wa mass gainer murqaha ayaa lagu dhisa midna wa weight gainer miisanka ayaa lagu kordhiya ayado kan miisanka lagu kordhiyo xita hadaad training adag kusameyso Adan ku cayileynin oo jirka kugu dhismayo hadana dadka waxay isku qalafan inuu raganimada yareeya qof an waligii […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo anoo ay ii timid gabadh bari fog iigu danbaysay

Su’aasha: Asc waad ku mahadsantihiin sida fiican ee dagdaga ah eed noogusoo jawaabaysaan nooguna fasirtan riyada Allah macak Waxaan ku riyooday aniga oo hotel wayn jooga ayaa waxaa huteelka soo gaadhay gabadh toban sano kahor iigu danbaysay kala wadan joogno oo caruuro dhashay hada ayaa iyadoo siday barigaan aqaanay ahayd oo yar oo gaadhi wadata […]

Categories
Caafimaadka Health

Madax xanuunka maxaa keeno markaan wax akhrinayo

Su’aasha: Waxan dareema xanuun madax ah markaa akhris bilaabo quraan ama wax kale is idhaa akhri. Jawaabta: Qofka hadduu akhriska dhibayo oo uu madax xanuun u keenayo waxay u badan tahay inuu ookilyaale ama indhagashi caafimaadeed uu u baahan yahay, inta badan xanuunka noocaas ah wuxuu ka dhashaa darajada aragtida indhaha oo u baahan baaritaan, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo hal wada lisayna

Su’aasha: Asc waad ku mahadsantihiin sida fiican ee dagdaga ah eed noogusoo jawaabaysaan nooguna fasiraysaan riyooyinka yaga ilaahay Haidin xafido waxan ku riyooday aniga iyo madaxwaynaha wadanka aan joogo oo hal wada lisayna kadibna caanihii wadaagayna kadibna Meeshanu hasha ku lisaynay guri ku yaalay oon filayo inay yihiin xaafadii hasha lahaa ayaanu gurigii hore u […]