Ninka iyo gabadha Guriga Qol laga siiyo asoo lasoo dhuuntay

Su’aasha: Asc Waan Idin Salaamay Up-ka iyo Aqoonyahninta daadihisaba. su.aasha aan qabo ayaa ah Hadii nin Gabadh lasoo tagoo ama lasoo baxsado sidaad u taqaan ba Waataa dadkeena Soomalidu Ninkaa iyo gabadhaa Guriga ay yimaadaan Qol laga siiyo Marba cida uu ula yimaado sida Ehelkii, Asxaabtii, ama Qaraabo kale ba Ee uu halkaa kula Dhuunto […]
Maxay ka qabtaa diinta in uu ninku halmar wada nikaaxsado laba dumar

Maxay ka qabtaa diinta in uu ninku halmar wada nikaaxsado laba dumar Su’aasha: Asc sxb qaaliya seetahay xaaladaada war nio baraha bulshada ayaan ku arkay laba gabdhood oo halmar uu nin wada guursaday marka waxaan ku weydiina ninku miyuu halmar wada nikaaxsan karaa laba dumar hadey iskaga raali yihiin guurkooda ay halka nin ku guursan […]
Naagta meherkeeda maka dhigi kartaa ninka xubinkiisa taranka

Su’aasha: Waxaan baraha bulshada ku arkay naag meherkeeda ka dhigatay ninka ghursanaayo xubinkiisa taranka inuusan naag iyasa aan ahayn uusan u isticmaalin marka meherkaaso kale ansax ma nqonaa. Jawaabta: Geedka ninka ma noqon karo meher maxaayeelay jirkiisa ayuu ka mid yahay laakin mas’aladan waxaa loo yaqaanaa shardiga inuusan ninka naag kale la guursanin marka uu […]
Gabar aabahay kala tageen oo wali jirkeeda uusan taaban xalaal miyaa

Su’aasha: Mida kle lacala gabar aabahay kala tageen oo wali jirkeeda uusan taaban lkn ayaan ku xirnaan jirtay xiriir mala samayn karaa ama jacayl jacayl iyo hadalo mcn ma lawadaagi karaa taasna iiga jawaab. Jawaabta: Gabar aabahaaga mehersaday marna ma guursan kartid xataa hadduusan la aqalgalin, taas waa xaaraan kuma xirna inuu taabtay iyo in […]
Walaalkey hooyadey dhashay isagoo magaalada ila dagan ma guursan karaa anoo ogeysiin?

Su’aasha: Walaal waxaa iiga jawaabtaa su’aashaan waxaan rabaa inaan guursado magaalada aan joogo waxaa ila dagan Hooyadey iyo wiilal ay dhashay aan aabe igu ahayn anna waxaan ahay qof garoob ah, marka saasey tahay anoonan walaalkey la socodsiin guurkeyga xarig nikaax ma qabankaraa. Mida labaad waxaan maqlay qofta haweeneyda mar hadey carmal inay tahay inaysan […]
Nin ayaa maherxad igu guursaday diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Wan kusalamaye wll salan kabacadi arin nololsheyda sameen kuyeelatey ayaan rabaa inaan idinla wadago talona ada iga sisaan da.adeydu 16 2004/5/25 ayan dhashey malin malaha kamid aha ayan isibaraney wiil xiliga 13jir ayan aha nololsha markas unba indhaha kala qade oo ana qanqadhey waxa tilfon aha ma.hayesanin marka qisadu madamey dheertahaye wan idinsogabinaya waxan […]
Gabar meher ma qabtaa iyadoo aabbaha ogeyn

Gabar meher ma qabtaa iyadoo aabbaha ogeyn Su’aasha: ASC.WALAAL MCN WAXAAN AHAY WIIL DHALINYARO AH WAXAAN IS BARANAY GABAR GABADHII HABEEN AYAY IITIMID WAXAANA KU SAMEEYAY SINO AYAY AHEED LKN SINO LAMA DHIHI KARO WAX DAREEN AH IMA HAYN OO SHAHWADII KUMA SHUBIN OO MABA IGA IMAAN LKN AYADA DHIIG AYAA KA YIMID HABEEN KA […]
