Malayga shoodaha iyo kan dabiiciga keeba fiican Su’aasha: Asc waxan cuni jiray malayga banaanaha lagu kariyo ee boqolka shilin iyo kontonka shilin lagado aad buu kacsi ulaha kan shoodaha la mid miya keeba fiican. Jawaabta: Waxaa fiican malayga dabiiciga ah oo aan wax lagu darin, kaluunka gasaca waxaa lagu daray waxyaabo ka ilaaliya inu hallaabo, […]
