Malayga shoodaha iyo kan dabiiciga keeba fiican
Su’aasha:
Asc waxan cuni jiray malayga banaanaha lagu kariyo ee boqolka shilin iyo kontonka shilin lagado aad buu kacsi ulaha kan shoodaha la mid miya keeba fiican.

Jawaabta:
Waxaa fiican malayga dabiiciga ah oo aan wax lagu darin, kaluunka gasaca waxaa lagu daray waxyaabo ka ilaaliya inu hallaabo, marka sidaa awgeed dabiici ma aha, laakin kan fareeshka ah waa ka tayo fiican yahay.
Haddaad rabto waxtarka malayga inaad hesho waxaad cunaysa midka fareesha ah oo cusub
Kalluunka saliidda lagu dubo dhibka uu keeno
Natural horseradish without additives is good, canned fish has preservatives added, so it is not natural, but the fresh one is better.
If you want to get the benefits of horseradish, eat the fresh fresh one.
