Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Nadarka diinta maxay ka qabtaa
Su’aasha:
Asc wllo waxan ku weydiinaya ma soomi kara sida ay amurahayga igu toosan alle dartii inan u sooma raba culus badan ii haysti muddo bil inan sooma raba soonka Nadarka diinta maxay ka qabtaa.
Nadarka diinta maxay ka qabtaa
Jawaabta:
Camalka suuban Alle waa loogu dhowaan karaa sida salaadda soonka sakada sadaqada iwm.
nadarka waa wax sharciyaysan oo diinta ay banneysay, laakin nadarka waa laga fiican yahay, qofka waxaa fiican inuu toos u sameeyo camalka markaas Alle baryo oo weydiisto wixii uu u baahan yahay, laakin nadarka waa dhaqanka dadka bakhaylka ah.
Tagged
Nadarka
,
Soonka Nadarka
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.